Dadaalkii Soo Dhamaa,Dadkii Buuraha Ka Degre,Doorasha Loo Diyaar Yahee,Distoorkana Yaan La Dumin.
Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Dadaal Bay Inoo Galeen,Dalkeenay Badbaadiyeen,
Daayin Baana Abaalka Marin,Dadki Qaato Aqbale,
Doorashada Qaar Leeyahiin,Distoorkay Jebinaysa,
Haddii Isdulsaaraysan,Duudub Ha Ku Wada Galen,
Madaxwene Waxa Doranaya,Derjo Kii Ugu Sareeya,
Labana Ururay Ka Doogi,Asxaabata Dalkay Ahaan,
Dantisi Mucaarid Gaadh,Distoorkii Waa Fayawyey,
Dalkeenina Waa Amaan,Sida Doorashada Ku Gala.
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!