Soomaaliya Sidee Ayey U Xustay Markii Ay Talyaaniga Xoriyada Ka Qaadatay Ee 1-da July?+Sawiro

0
Monday July 01, 2019 - 15:12:30 in News by
  • Visits: 1906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Sidee Ayey U Xustay Markii Ay Talyaaniga Xoriyada Ka Qaadatay Ee 1-da July?+Sawiro

    Soomaaliya Sidee Ayey U Xustay Markii Ay Talyaaniga Xoriyada Ka Qaadatay Ee 1-da July?+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Sidee Ayey U Xustay Markii Ay Talyaaniga Xoriyada Ka Qaadatay Ee 1-da July?+Sawiro


Muqdisho(HWN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo ayaa shacabka ku adkeeyey in ay ka shaqeeyaan midnimada iyo dowladnimada.



Madaxweynaha ayaa xusay dadaalkii jiilkii xorriyadda iyo dowlad dhiska Soomaaliya, kuwaas oo inooga tagay dhaxal muhiim ah oo aynu mar labaad ka unki karno qaran magac iyo miisaan ku dhex leh caalamka.


"Waxaan leennahay sumcad taariikhi ah oo caalamku ay nagu tixgeliyaan, maantana waan awoodi karnaa in aan taas dib u soo celinno, hadii aan ka shaqeyno midnimada iyo xoojinta waddaniyaddeenna.”


Image may contain: 7 people, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, tree and outdoor

Intii ay munaasabaddu socotay, waxaa gaardis ku maray cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida oo uu Madaxweynuhu ka qaatay salaan sharaf, halka ay goobjoog ahaayeen kumannaan shacab ah oo isugu soo baxay xuska maalintan.

Image may contain: 4 people, sky, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing, wedding, child and outdoor
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people standing, suit, beard and outdoor

Sidoo kale, waxaa iyaguna madasha socod ku maray Shaqaalaha Dowladda iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah oo sitay boorar ay ku xardhan yihiin halku-dhigyo ay ku xoojinayaan midnimada iyo dowlad wanaagga.

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, sky, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, people on stage, people standing, crowd, basketball court and outdoor
Image may contain: 6 people

Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halyeeyada Soomaaliyeed ee wiilasha iyo gabdhaha lahaa ee naftooda u huray xornimada iyo midnimada dalka ayaa subaxnimadii hore ubax dhigay Tallaada Daljirka Dahsoon.

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing, sky, shoes and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 3 people, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, outdoor

DHAMMAAD

 

 

 

Loading...
Loading...