"Waxaan Shacabka Somaliland ka Raaligelinayaa in Gaadhigii labaad la Dhaco,". Xildhibaan Maxamed Khadar

0
Wednesday September 20, 2023 - 11:24:25 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Shacabka Somaliland ka Raaligelinayaa in Gaadhigii labaad la Dhaco,". Xildhibaan Maxamed Khadar

    Xildhibaanka oo arrimahaa ka hadlayayna waxaa uu yidhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanka oo arrimahaa ka hadlayayna waxaa uu yidhi


Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dhacdo shalay Kooxda hubaysani ay magaalada Burco kaga dhaceen Gaadhi ay leedahay Wakaalada Biyaha.Burco


 

Maxamed Khadar Daahir ayaa tilmaamay in shacabka Somalilanduu ka raaligelinayo gaadhigiikooxda hubayaysani ay ka soo kaxaysteen Magaalada Burco.waaxaanu intaa kudaray in ay jiraan dad aanjeclayn nabadda.



 

Xildhibaanka oo arrimahaa ka hadlayayna waxaa uu yidhi”Waxaan shacabka Somaliland guud ahaan ka raaligelinayaa in manta (shalay) gaadhi labaad la dhaco,iyada oonimankaa jabhada ah gaadhi ay dhaceen Maalin dhawayd oo aanu dib usoo celinay.waa mid nasiibdarro ah in gaadhi labaad ay dhacaan,waxaanan leenahay shacabka Somaliland arintaa laguma wada socdo.annagaayaa isku noqonayna oo isku caqlicelinayna waananqabanaynaa marka ay qaldan yihiin waana in sida caqliga loo shaqeeyo waana in lagadhawrsanaado qadiyad kasta oo nabada dhaawacaysa qof kasta oo xasilinta nabadda ka soo horjeestawaynu iska qabanaynaa,wax la soo dhaweeyana maaha.waxajira dad aan jeclayn nabadda gaadhigana waa in ay iskaceliyaan oo odayaasha ku wareejiyaan raalina kamanihin arintaas,”.

Loading...
Loading...