"Cidda ka soo horjeesata go'aankii odayada ee 27 August 2023 waa fidno wadayaal.(Garyaqaan Guuleed Dafac)

0
Tuesday September 19, 2023 - 14:03:30 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Cidda ka soo horjeesata go'aankii odayada ee 27 August 2023 waa fidno wadayaal.(Garyaqaan Guuleed Dafac)

    Dadkani waxa uu isla gartay in yar oo wax kale wadaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadkani waxa uu isla gartay in yar oo wax kale wadaa
May be an image of 6 people and text



"Cidda ka soo horjeesata go’aankii odayada ee 27 August 2023 waa fidno wadayaal ay tahay in meel looga soo wada jeesto. Cidda ka danbaysa ama ku taageeraysa shuftinimada Burco iyo meelaha kale laga sameeyey waa in farta lagu fiiqo oo maxkamad la geeyo.

Dadkani waxa uu isla gartay in yar oo wax kale wadaa maaha inay af duubto. Waajibka koowaad waxa uu saaran yahay beesha ay ka soo jeedaan nimanka gadiidka xada ee u haysta inay haglan tahay budhcadnimadu.
Wixii la isku haystay go’aan baa ka soo baxay. Gar dabadeed baan guu guu nacay. Go’aankii la isla qaatay cidda ka hor timaadda wax kale ayay wadaa"


Loading...
Loading...