Dadkuna Kala Digo Qabooe,Dawladii Kulmiyaynu Eednay,Dabiyo Ololaan Damaynin,Dagaalbu Inoo Horseeday.

0
Tuesday September 19, 2023 - 10:27:27 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadkuna Kala Digo Qabooe,Dawladii Kulmiyaynu Eednay,Dabiyo Ololaan Damaynin,Dagaalbu Inoo Horseeday.

    Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]




Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Dadkaa Kala Digo Qabowo,Dawladii Kulmiyaynu Eednay,

 

Dagaal Iyo Dabay Wateen,Dunub Dadku May Sameyene,



 

Dayinow Denbgoda Dhaaf,Degenanshiyo Nabadna Siiyo,

 

Dadaal Bay U Xaydanyiine,Daryeeloow Alloow Gargaaro,


 

Danahooda Adigaa Ogsone,Diinteen Iyo Dariiqa Suuban,

 

Dalka Iyo Dadka Noo Aslaaxi,Alloow Dawga Toosan Raaci,


 

Daahay Naga Soo Rogteeno,Dawladaha Duniduna Diiday,

 

Dariiqyadi Way Xidhmeeno,Dantina Wayno Run Sheegtay,


 

Da’yartii Way Tahriibayaan,Daaduumo Badaha Ku Daate,

 

Da’weyna Gaaja Dhamaysayo,Dabkaba Dheri Loma Saaro,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...