Dawlada Soomaaliya Oo Kenya U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Somaliland

0
Monday July 01, 2019 - 14:45:11 in News by
  • Visits: 4411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Kenya U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Somaliland

    Dawlada Soomaaliya Oo Kenya U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Kenya U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Somaliland


Muqdisho(HWN):-Dawlada Federaalka ah ee soomaaliya ayaa wadanka Kenya u gudbisay dacwad ka dhan ah somaliland.

Image result for somalia and kenya flags


War ka soo baxay wasaarada arimaha dibada soomaaliya ayaa safiirka Kenya u fadhiya magaalada Muqdisho u gudbisay dacwad ay ka qabto xoghayaha joogtada ee ah ee wasaarada arimaha dibada Kenya oo sheegay inay somaliland tahay dal madax banaan wakhti uu la kulmay wasiir Faratoonka arimaha dibaa u qaabilsan somaliland.


Dawlada soomaaliya ayaa wakiilka Kenya ee Muqdisho Lucas Tumbo u sheegtay inay ka cabanayso qoraal la soo galiyey barta Twitter-ka ee wasaarada arimaha dibada Kenya taas oo lagu sheegay inay somaliland tahay dal ka madax banaan soomaaliyada kale.


Soomaaliya ayaa sheegtay in hadalka lagu baahiyey barta Twitter-ka ee wasaarada arimaha dibada Kenya uu halis ku yahay wax ay ku sheegtay madax banaanida iyo midnimada soomaaliya.


Halkan Hoose Ka AKhriso Dacwada Cabashada AH Ee Ay Soomaaliya U Gudbisay Kenya




 

 

Loading...
Loading...