Somaliland Oo Loo Soo Jeediyay Inay Baadhis Ku Samayso Suuqii Gubtay Ee Wajaale

0
Tuesday September 19, 2023 - 09:17:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Loo Soo Jeediyay Inay Baadhis Ku Samayso Suuqii Gubtay Ee Wajaale

    "Xukumaddu waa inay si deg dega baadhis ugu samayso wixii gubay Suuqa Wajaale".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukumaddu waa inay si deg dega baadhis ugu samayso wixii gubay Suuqa Wajaale".

 



Hargaysa (HWN) Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI Amb. Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa sheegay in uu la dareen iyo damqasho yahay ganacsatada hantidoodii ku waayey masiibada dabka ee  haleeshay suuqii weyna ee Wajaale.

 

Waxa uu Ilaahay uga baryey in uu bedel kheyr qaba ka siiyo hantidoodii.

Dhanka kale Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI waxa uu xukumada ugu baaqay in si deg dega Baadhis Balaadhan loogu sameeyo soo noqnoqashada gubashada Suuqyada dalkeenna


Loading...
Loading...