Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Isbeddel Ku Sameeyey Hoggaanka Taliska Ciidanka

0
Tuesday September 19, 2023 - 08:38:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Isbeddel Ku Sameeyey Hoggaanka Taliska Ciidanka

    "Isbeddelladan ayaa imanaya iyadoo ciidamada dawladda ay sii wadaan guufka ka dhanka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Isbeddelladan ayaa imanaya iyadoo ciidamada dawladda ay sii wadaan guufka ka dhanka"



Madaxwyne Xasan Sheekh ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Sarreeyey Guuto Maadeey Nuureey Sheekh inuu noqdo ku xigeenka taliyhaha ciidnaka xoogga dalka oo ah Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxiyaadiin.

 

Madaxweynah ayaa sidoo kale wareegtada gaashaanle sare u dallacsiiyey Dayax Cabdi Cabdulle, waxaana uu u agacaabay Taliyaha ciidnaka lugta.

 

Gaashanale Sare Dayax ayaa beddelaya Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali oo xilkaasi loo magacaabay bishii Juun ee sannadkan.

 

Isbeddelladan ayaa imanaya iyadoo ciidamada dawladda ay sii wadaan guufka ka dhanka ah al-Shabaab, iyadoo saacadihii ugu dambeeyey qabsaday magaalada Camaara.

 

Dhinaca kale, waxaa is beddelku imanayaa iyadoo bishii hore ciidamada dalwadda ay dib uga soo guirteen degaannada ay horey u qabsadeen kaidb weerarkii al-Shabaab ku qaadday saldhigga ciidanka e Cawsweyne.


Loading...
Loading...