Magaalada Berbera Oo Lagu Laayey Shaqaale Ajaanib Ah Iyo Sababta Keentay

0
Monday July 01, 2019 - 14:35:02 in News by
  • Visits: 3327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Berbera Oo Lagu Laayey Shaqaale Ajaanib Ah Iyo Sababta Keentay

    Magaalada Berbera Oo Lagu Laayey Shaqaale Ajaanib Ah Iyo Sababta Keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Berbera Oo Lagu Laayey Shaqaale Ajaanib Ah Iyo Sababta Keentay


Berbera(HWN):-Shaqaalaha muruqmaalka ee magaalada Berbera ayaa gacanta ula tagay shaqaale ajaanib ah oo ka hawl gala goobo kala duwan oo ku yeela magaaladaasi.

Image may contain: one or more people and people sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Talaabada ay qaadeen shaqaalaha muruqmaalka ee magaalada Berbera ayaa ka dambaysay ka dib markii ay soo foodsaartay camal la,aan baahsan iyada oo shaqooyinkii ay qaban lahaayeen ay hada gacanta ku hayaan qaar ajaanib ah oo ka yimid wadamada dibada gaar ahaan bariga qaarada Aasiya.


Shaqaalaha muruqmaalka ee magaalada Berbera ayaa dhaawac u gaystay shan ka mid ah shaqaalaha ajaanibka ah ee ka hawl gala magaalada Berbera, iyada oo dhawaacoodana la dhigay cusbitaalka guud ee magaaladaasi.




Ilaa hada xukuumada somaliland kamay hadlin talaabada ay qaadeen shaqaalaha muruqmaalka ah ee magaalada Berbera iyaga oo maalmihii ugu dambeeyeyna warbaahinta marinayey fariimo ay kaga cabanayaan shaqaalaha ajaanibka ah ee haya shaqadii ay iyagu qaban lahaayeen.

 

Loading...
Loading...