Tusaale Hogaamiye Gulaystay Nabi maxamed SCW Q 7aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan.
e aynu ka baranay isla markaana ay ku suntayihiin muslimiinta oo dhan hadii ay ahaato diin daacadnimo,dulqaad,dabacsani lo dabcaayo muslimiinta laguna adknayo gaalada,deeqsinimo han iyo himilo iyo u jeed cad o aynu ka lenahay aduunkan aynu ku noolnahay iyo akhiraba o shayaga qudha aynu radinana yahay in aynu jano galno cadaabna ka badbaadno ilaahay ha inaga badbaadiye janadisana ha ino galiyee amen.
Nabi maxamed scw scw scw waxa weeye hogaamiyihii hogaamiyayasha iyo nabigii ilaahay inoo soo direy e wakhti yar gudihii badalay dad iyo aduunba mudo kooban gudeheed iyada o ay ku hareresanyhin caqabado aad u badan o aan la qiyaasi karayn isla markana wakhti yar gudeheed badalay umad dhan gaadhsiyay isbadal la yaab leh ka saaray dulmigii islayntii iyo qabyaladii iyo caqiido xumadii una saaray cibaado wanaagsan iyo waxtar istaagerid iyo walaltinimo kana tagay diin dhamaystiran.
Maxaynu ka baran karnaa Nabi maxamed scw scw scw:
Jawaabta su’aashani waxay noqonaysaa in aynu noqono dad iyo dal iyo umad muslim ah oo raacda wadadii iyo dariiqii saxnaa e nabi maxamed scw scw scw markaas ayaynu aduun iyo akhiraba guulaysanana qof walba taloobo walba u qaadayo ha is waydiiyo tallow ma saxantahay mise waad khaldantahay o ha raaco wadadii iyo hormuudkii hogaamiyayasha aduunka badalay wakhti yar guduheed insha allah.
Ugu danbayn nabi maxamed o ah hogaamiyihii hogaamiyasha iyo bulshadaba isla markaa aynu nasiib u yelanay in u ino noqdo nabi waa arin farxad leh walaahay waynu ku dayaana o waynu jecelnahay sidaa daraded aynu gabi ahaanba nidaamka dawladeenu haku taagnato waligeed sidii dawlada islaamka e gualsatay markaas ayaynu aduun iyo akhiraba guul gaadhi karaynaa inshaallah.
ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH
BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: [email protected]
Tell: 0634394700.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!