Xaalada Somaliland.

0
Friday September 15, 2023 - 15:30:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Somaliland.

    Bulshadu Arrinkaasi Waa Ku Culays Adag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshadu Arrinkaasi Waa Ku Culays Adag

 


 

865,000 S/sh ayaa  lagu sarifayaa 100$ ( Buying).

100$  (Selling) markaad iibsanayso S/shilings  915000 S/sh, Ayaa laguugu sarifayaa.

Farqiga u Dhexeeya waa( 50,000 )kun oo S/sh ah oo u dhiganta 6$ Taqriiban .



Raashin hadaad iibsanayso Dollar baa lagaa rabaa S/shilings lagaama rabo waxa laguugu dhufanayaa 1$ kiiba 9,150 S/shilings


Mobilkiina hadii 1$ kuugu jiro ma diri kartid , markaad sariftana waa 8,650.


Arrinkaasi ma Sixir Barar baa Mise waa Sarif Barar?


BULSHADU ARRINKAASI WAA KU CULAYS ADAG

Baanka Somaliland Arinkaa waxkaqabadkiisa isaga ayaa lehe hasoo Faragaliyo.


Suuqu Faraha ayuu kasii Baxayaa sida Muuqata. Wax haka Qabtaan Arrinkaas baanku  inta aanu Gaadhin heer la (Control ) kari waayo.


Wabilaahi Tawfiiq

W/Q: Diini Umal

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...