Prof Buubaa Maxuu Meesha Ujoogaa Inuu Shacabka Mooraalka Kadilo. alaase Alii
Prof Buubaa Maxuu Meesha Ujoogaa Inuu Shacabka Mooraalka Kadilo Si'ay Gobanimadooda Waraaq Xamarlagasooqoray Kubedeshaan? Geesigii Mandeela Wuxuu Jeelka 50 Sano Ugu Abaadey Inaanu Dilinimo Qaadan Buubaana Wuxuu Yidhi Hadaan Farmaajo Waraaq Lagasooqaadan Gaajo Ayaa Inalaynaysa Dalkuna Wuudumayaa
Waxaa Ii Cadaatay Inuu Ismaaciil Hurre Buubaa Meesha Shaqo Kale Ujoogo. Waxaanse Hadalkiisii Liitey Kaga Gam Ay Markii Ay Shirkadihii Iyo Dadwaynihii Xooolaha Iibsanjirey Qarankooda Uhiiliyeen Cadquudheedna Diideen Hambalyo. Iyo Dhamaan Madaxda Xisbiga Wadni Oo Kadhiidhiyey Arintaa Uu Inagu Dayayay Farmaajaha Aan Meelna Xukumini . Laakiin Ninka Inabuubaa Layidhaa Fiiro Halooyeesho Shaqokale Ayuu Meesha Uyimiye Guul Sl Wabilaahi Tawfiiq Aqoonyahan Madax Banaan.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!