Xildhibaan Ka Hadlay Garoon La SHeegay In Xukuumada Muuse Iibisay.

0
Wednesday September 13, 2023 - 14:31:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Hadlay Garoon La SHeegay In Xukuumada Muuse Iibisay.

    "Danta guud ummadu haw midowdo oo ha ilaashato, $65000 dhalinyaradaa ka qaalisan."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Danta guud ummadu haw midowdo oo ha ilaashato, $65000 dhalinyaradaa ka qaalisan."



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Yaasiin Cumar Yarre oo Kamid Ah xildhibaanada Golaha deegaanka Degmada Hargaysa ayaa fariin degdeg ah u diray dad weynaha degmooyinka Ibraahim Koodbuur iyo Gacma dheere ee magaalada Hargaysa.

 

"Garoonkan hadii uu gacanta dadkeena ka baxo waa in la fishaa waxkasta degmada Ibrahim koodbuur iyo gacma dheere garoon intaasay haystaan.

Danta guud ummadu haw midowdo oo ha ilaashato, $65000 dhalinyaradaa ka qaalisan.” Ayuu yidhi xildhibaanku.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in garoonkan ay iibisay Xukuumada Muuse Biixi, iyadoo siisay qiimo lacageed oo dhan $ 65000


Loading...
Loading...