Daad Ninuu La Tegayba,Xunbo Dagagar Moodo,Qabso Yidhi Dusheede,Ha U Noqon Dagaal Kale.

0
Wednesday September 13, 2023 - 11:29:44 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daad Ninuu La Tegayba,Xunbo Dagagar Moodo,Qabso Yidhi Dusheede,Ha U Noqon Dagaal Kale.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristyaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristyaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim{A.S.C.W.R.W.B}

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristyaasha.


 

 

Dadkeenu Xaabo Ahiyo,Qoryo Aad Dab Saartan,

 

Daaya’uun Waxaa Hadhay,Adiguna Isdaba Qabo,



 

Dagaal Gelise Been Ahod,Qarankii Ku Dumiseen,

 

Dadku Waxay Sugaayaan,Duul La Soo Xidhayiyo,


 

Derajada Dar Laga Dhigo,Ama Qaar Isdili Rabay,

 

Duulan Dib Ugu Noqo,Dakharkii Adoon Dhayan,


 

Dad Intii Ku Nooliyo,Dalkanaad Sheeganaysaane,

 

Dabka Haddaydun Saartan,Ayaad Dawladaw Tiin,


 

Dadka Intii La Dilay Iyo,Dumarka Iyo Caruurahan,

 

Daayacane Cidlada Wadhan,Dumintii Magaalada,


 

Dawlado Iyo Garaadaba,Denbigaad Wadaagtaan,

 

Dumadiina Weeyaan Dalkani,Khasaarahuu Galay,


 

Deyna Weeye Maqanoon,Duugoobahayn Abide,

 

Daad Ninu La Soo Tegay,Aan Dabaalna Garanayn,


 

Xunbo Dagagar Moodyo,Cuskuu Yidh Dusheedee,

 

Dagaal Aad Ku Noqotaan,Dunuubi Isma Dhaante,


 

Adiga Oo Isdelelay Iyo Isdilka,Ka Sharaf Badanoo,

 

Dugsi Ma Leh Cadaabiye,Deynta Admi Kaa Hadhayo,


 

Denbi Dhaaf Allahayow,Dadkaagaba Dhamaan Sii.

 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...