Muxuu Yahay Warka Ay Beenisay Xukuumada Somaliland Ee Ku Saabsan Jabhada Garxajis
"Dadka caadaystay been abuurka iyo in ay sameeyaan waraaqo aan jirin"
Waa Been abuur warqadan
la wareejinayo Baraha Bulshada, taasoo aan ahayn warqad ka soo baxday
Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL. Sidaa darteed waxaanu bulshada u sheegaynaa in
aanay ku dagmin wararka been abuurka ah ee bulshada iyo Dawladda la iskaga
horkeenayo. Dadka caadaystay been abuurka iyo in ay sameeyaan waraaqo aan jirin
waxaanu leenahay ummadda ka xishooda.

Loading...
Loading...