Afhayeenka Aqalka Cad iyo ilaalada Kim John-un oo foodda is daray

0
Monday July 01, 2019 - 08:49:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Aqalka Cad iyo ilaalada Kim John-un oo foodda is daray

    Afhayeenka Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa

kaameero ka soo muuqatay iyadoo ay foodda is darayaan ilaalada Kim John-un si ay uga sii dayso saxafiyiinta Maraykanka oo loo diiday in ay galaan qol ay ku shirayeen madaxweyne Donald Trump iyo Kim John-un.

 

Stephanie Grisham ayaa la arkay iyadoo la hardamaysa rag ka tirsan ilaalada hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, waxaana la maqli karaa codkeeda iyadoo leh "caawimaad ayaan u baahanahay”.

 

Arrintaas ayaa ka dhacday bannaanka qol ay fadhiyeen kuna Shireen madaxweyne Donald Trump iyo Kim Jong-Un

 

Koox sawir qaade yaal ah iyo wariyeyaal khaas ah ayaa marar kala duwan ruqsad loo siiyaa in ay aad ugu dhawaadaan madaxweynaha Maraykanka si ay uga warramaan hawlihiisa, saxafiyiintaas ayaana wada shaqayn ka hela kaaliyeyaasha madaxqeynaha.

 

BBC


Loading...
Loading...