Wasiir Koore Oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Telafishanka Qaranka.
War-saxaafadeed.
Hargaysa (HWN) Wasiirka
Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii
Talafeeshinka Qaranka Jsl Cabdirisaaq Cismaan Maxamed una magacaabay agaasime Waaxeedka cusub ee Iddaacadda
Radio Hargeysa.
Loading...
Loading...