Maareeyaha Duulista oo Qaabiley Injineerkii Dhammeystiray Qalabka Saadaasha Cimilada Garoonadda Dalka

0
Thursday September 07, 2023 - 09:41:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Duulista oo Qaabiley Injineerkii Dhammeystiray Qalabka Saadaasha Cimilada Garoonadda Dalka

    Mashruuca Sadaashada cimillada ee laga hirgeliyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruuca Sadaashada cimillada ee laga hirgeliyay



Maareeyaha hayadda Duulista iyo Madaarada JSL Mudane Cumar Sayid Cabdillaahi Aadan, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Injineer John Aseeyo, oo ah farsamayaqaankii dhamaystiray qalabka Saadaasha Cimilada ee laga ee laga hirgaliyay Madaarada magaalooyinka Burco, Borama iyo Ceerigaabo.


 

Mashruuca Sadaashada cimillada ee laga hirgeliyay garoonada diyaaradaha ee magaalooyinka Burco, Borama iyo Ceerigaabo waxa hirgeliyay urur goboleedka IGAD.



 

Maareeye Cumar Sayid waxa uu u mahadceliyay Injineer John Aseeyo iyo Urur gobolleedka IGAD, waxaanu xusay in dhammeystirka qalabkani ahmiyad weyn u leeyahay garoonada diyaaraduhu ka duulaan ee magaalooyinka dalka.

Loading...
Loading...