Xildh. Guruuje Oo Iscasilay & Sababta

0
Wednesday September 06, 2023 - 17:28:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildh. Guruuje Oo Iscasilay & Sababta

    "Gudidan ayaa khilaaf ka dhex abuurtay golaha wakiilada Somaliland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gudidan ayaa khilaaf ka dhex abuurtay golaha wakiilada Somaliland"



 

 

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje ayaa iska casilay guddidii dhawaan lagu daray ee is waafajinta xeerka doorashada Madaxtooyadda iyo ururrada, sida uu ku sheegay xildhibaanku qoraal kooban oo uu baahiyay "Xubinimadii gudidada loo saaray arrimaha doorashooyinka waan ka cudur daartay, sidaas hala igu ogaado". Ayuu yidhi xildhibaanku.

 

Gudidan ayaa khilaaf ka dhex abuurtay golaha wakiilada Somaliland, xildhibaanada dhaliilaya gudidan ayaa ku doodaya in gudida uu Faratoon uu magacaabay ay ubadantahay xildhibaanada taageersan xisbiga Kulmiye.

 

Waxaanu Faratoon sheegay gudidan in uu eegay markii uu magacaabayay deegaanada kala duwan ee ay ka soo kala jeedaan xildhibaanadu.

 

 

 


Loading...
Loading...