Dagaaladii Hore Dhacay,Iyo Kan Ugu Danbeeye,Daarood Ku Helay Libin.Dunidu Ma Dhamaanine,Diba Looga Sheekayn.
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}
Dagaaladii Horee Dhacay,Dib Haddaa U Egtaan,
Darood Ku Helay Libinba.Diiwaanka Lama Gelin,
Doorkanaw Horeeyayo,Dawakhaad Ka Qaadeen,
Dibna Weynu Noolahay.Dalkuna Guuri Maayoo,
Dagaal Wuuu Dhamaano,Derisnimadu Way Jiriye,
Cidnaba Haw Danaynine,Duugiinan Dhawrtuuno,
Dadku Doogidoonaane,Doorkan Yaan La Dacaron,
Daarood Ku Xaar Iyo,Daratoole Wixii Dhacayba,
Duul Garanayaa Jira,Dalkay Qaar Ku Noolyiino,
Dafiraadu Waa Ceebe,Dildilaacan Gudahaygeed,
Doorashadu U Sabab Hayd,Daarood Ku Soo Kacay,
Janaa Dagatay Leedahiin,Dan Siyasadeedkaygani,
Degdegbu Dhamaanoo,Duulaankiina Soo Noqone,
Dirirtii May Dhamaanine,Doqon Baan Ogsonayn,
Dawladnimada Daayo,Haddii Ay Isku Duub Maan,
Dagaalyaa Ku Soo Beegsan,Diba Loga Sheekaysan,
Dushaan Toosh Ka Saaraye,Dagaal Gala Sidu Yeeli.
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!