'Siyaasiyiintii Udub Xagay Ku Danbaysay ''.

0
Sunday June 30, 2019 - 20:50:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    'Siyaasiyiintii Udub Xagay Ku Danbaysay ''.

    Siyaasiyiinta somaliland waa kuwo guur guura oo hadba xisbi gala ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiinta somaliland waa kuwo guur guura oo hadba xisbi gala ,

hassa yeeshee waxaa dhacda in mararka qaar siyaasiyiin meel kasoo wada aflaxay ama kasoo wada bilaabay meel isugu yimaadaan .

 

Tusaale , Siyaasiyiinta Kulmiye waa uun kuwii Markii laggu dhawaaqay sadexdii Xisbi ee usoo gudbay xisbinimadda 2002 kasoo wada bilaabay Xisbigii Kulmiye , amaba marar ku dhaw kusoo biiray , sidda Goomiyaha , Ku xigeenadda iyo Xoghayaha guud , mid Xisbi kale soo marayna kuma jirro .

 

Dhinaca labadda Xisbi ee Ucid iyo Waddani , iyana waa Siyaasiyiintii Xisbigga Ucid kasoo wada bilowday , sidda 2 Gudoomiye xisbi , ku xigeenka Xoghahay guud ee ucid iyo Xoghahaya guud ee Waddani , 2 Xoghahaye gole dhexe ee Waddani iyo Ucid iyo xoghahaya warfaafinta Ucid iyo qaar kaloo badan .

 

Sidaa markay tahay , siyaasiyiinta saaxadda ku loolamaysaa waa uun Kulmiye iyo Ucid , sidaa darteed waxaa is waydiinle , siyaasiyiintii Xisbigii Udub , iyagu horta xagee ku danbeeyn .

 

W/Q: Ahmed Nuur Guruuje.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...