Gud. Faysal Oo Gaadhay Magaalada Oog Ee Ciidanka SLAND Ku Suganyahay
"Faysal ayaa ciidamada sawiro kula galay degmada Oog"
Hargaysa (HWN) Guddoomiyaha
xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa gaadhay magaalada Oog ee ay ku sugan yihiin
Ciidamada Millateriga Somaliland ee laga soo saaray fadhiisimihii ay hore ugafadhiyeen
Gobolka Sool.
Gudoomiye Faysal ayaa
sheegay in uu si buuxda ugarab taaganyahay ciidanka Somaliland.
Faysal ayaa ciidamada
sawiro kula galay degmada Oog, isaga oo
ku labisan dirayska ciidanka.
Dhawaan ayay ahayd markii
la sheegay in Muuse Biixi uu Oog tagayo, balse majiraan warar rasmiya oo
cadaynaya in uu tagay Oog iyo inkale.
Warkan wixii ka soo
kordha kala soco wararkayaga dambe.
Loading...
Loading...