Wadamada Ay Ka Soo Jeedaan Rakaabkii Saarnaa Diyaaradii Burburtay Ee Ethiopian Airline Oo La Shaaciyey

0
Sunday March 10, 2019 - 16:44:14 in News by
  • Visits: 4182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wadamada Ay Ka Soo Jeedaan Rakaabkii Saarnaa Diyaaradii Burburtay Ee Ethiopian Airline Oo La Shaaciyey

    Wadamada Ay Ka Soo Jeedaan Rakaabkii Saarnaa Diyaaradii Burburtay Ee Ethiopian Airline Oo La Shaaciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadamada Ay Ka Soo Jeedaan Rakaabkii Saarnaa Diyaaradii Burburtay Ee Ethiopian Airline Oo La Shaaciyey

 

 

 

Addis Ababa(HWN):-Masuuliyiinta shirkada diyaaradaha ee Itoobiyan Airline ayaa si rasmi ah u shaaciyey wadamada ay ka soo jeedaan dadkii rakaabka ahaa ee saarnaa diyaaradii burburtay ee Boeing 737.



Masuuliyiinta shirkada ayaa sheegay in diyaarada ay saarnaayeen rakaab gaadhaya 157 qof oo ka soo kala jeeday wadamo kor u dhaafaya sodon dal, kuwaas oo ay si rasmi ah u soo bandhigeen.

Halkan Hoose Ka Akhriso Wadamada Ay Ka Soo Jeedeen Rakaabkii Saarnaa Diyaarada burburtay ee Boeing 737.

32 u dhashay Kenya

18 Reer Canada

9 Itoobiyaan,

8 u dhashay Chine

8 Talyaani

8 Ameerikaan

7 Faransiis

7 Ingiriis

6 Masaari

5 Jarmal ah

1 baasaboor Qaramada Midoobay watay.

4 Hindi, 4 Slovakia

3 Australia

3 Ruush

3 Sweden

2 Spain

2 Poland.

1 Indonesia

1 Ireland

1 Rwanda.

1 Sucuudiga.

1 Somalia.

1 Serbia.

1 Nepal.

1 Nigeria.

2 Morokaan.

2 u dhashay Israel.

1 Biljim.

1 Ugandhiis.

1 Yemeni.

1 Sudaniis.

1 Togo
1 Muzambiik

1 Norway.

 

 

Loading...
Loading...