Muuse Biixi Oo Safar Ku Tagay Degmada Oog & Sababta.

0
Friday September 01, 2023 - 13:35:12 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Safar Ku Tagay Degmada Oog & Sababta.

    "Degmada Oog ayaa ah halka ay haatan ku suganyihiin ciidanka Somaliland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Degmada Oog ayaa ah halka ay haatan ku suganyihiin ciidanka Somaliland"


 

Hargaysa (HWN) Muuse Biixi ayaa booqanaya ciidanka Somaliland ee laga soo saaray Laascaanood.

 

Xogaha ay helayso shabakada Hadhwanaagnews ayaa sheegaya in Muuse Biixi, safar ku tegayo degmada Oog oo ka tirsan gobolka Sool.

 

Degmada Oog ayaa ah halka ay haatan ku suganyihiin ciidanka Somaliland ee dhawaan laga soo saaray Laascaanood.

 

Todobaadkan ayay ahayd markii madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash uu sheegay in uu ciidan keenay degmada Guumays oo Oog ujirta 21km.

 

Dagaalkii ugu dambeeyay ee dhex mara ciidamada Somaliland iyo ciidanka SSC ayuu jab culusi ka soo gaadhay ciidanka Somaliland, kuwaasi oo soo baneeyay fadhiyadoodii ay hore uga sugnaayee Laascanood.


Loading...
Loading...