Cududaada La Mujaaye,Cadaw Haw Calaacain,Ceebay Inagu Tahay.

0
Thursday August 31, 2023 - 10:17:46 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cududaada La Mujaaye,Cadaw Haw Calaacain,Ceebay Inagu Tahay.

    Cimrigeed Aduunkana Ahayd,Caynkano Kale,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cimrigeed Aduunkana Ahayd,Caynkano Kale,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Cimrigeed Aduunkana Ahayd,Caynkano Kale,

 

Cisho Nool Darba Caarida,Caada Qaar Tage,



 

Camirmo Cirka Haybsado,Caalba Loo Heline,

 

Caynba Caynka Eebba,U Qoray Caadil Kelidi,


 

Cidna Gaar Umu Siinino,Waa Cadceed Geline,

 

Caqli Gaab Malaynwayeyba,Cadho U Qadaya,


 

Cishaday Ku Ciirtuu Gartaa,Caasinimadiisan,

 

Casharada Markiyu Bogtu,Caadilkiis Garane,


 

Cishaday Cakirantay,La Tahay Calaf Goiisiiye,

 

Ciidankeena Qaran,Mar Qudha Haw Cabsonina,


 

Cagtay Marinayano,Ma Jiro Cadaw Hawaysta,

 

Cayayaan Isbeersaday,Ha Filin Inay Caneeyan,


 

Caad Igama Saara Huwano,Carare Oo Dhuuman,

 

Ciiduna Ma Qarinaysa Oo,Way Ku Ciyaysaaye,


 

Cirka Dhigo Salaan,Soydinki Shalay Ciyarayay.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...