Kulmiye Oo Doortay Musharaxa Madaxwaynaha & Ku Xigeenka.

0
Monday August 21, 2023 - 11:14:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Oo Doortay Musharaxa Madaxwaynaha & Ku Xigeenka.

    "Madaxwayne Ku xigeenka hada kursiga ku fadhiya Cabdiraxmaan Saylici"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxwayne Ku xigeenka hada kursiga ku fadhiya Cabdiraxmaan Saylici"


 

Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, ayaa u doortay musharraxa Madaxweynaha Xisbiga, Muuse Biixib Cabdi, halka Msharraxa jagada Madaxweyne-ku-xigeenka loo doortay Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ahna Wasiirka Ganacsiga xukuumadda hadda talada haysa.

 

Madaxwayne Ku xigeenka hada kursiga ku fadhiya Cabdiraxmaan Saylici Ayaan ka xaadirin shirka Golaha dhexe ee Kulmiye, taasi oo xogaha qaar sheegayaan in uu cadho kaga maqanyahay shirkaasi.


Loading...
Loading...