KULMIYE Oo Shaaciyay Shuruudaha Laga Doonayo Musharixiinta Jagada Madaxwaynaha & Ku Xigeenka.
"si ay u soo baxaan musharraxiinta KULMIYE ku meteli doona tartanka"
Hargaysa (HWN) Xisbiga
KULMIYE ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay musharraxiinta jagooyinka
Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga ee lagu dooranayo shirka Golaha
Dhexe ee qabsoomaya toddobaadka dambe, si ay u soo baxaan musharraxiinta KULMIYE ku meteli doona tartanka doorashada
Madaxtooyada dalka ee soo socota.

Loading...
Loading...