Aararkii Meeshay Ka Guureen,Atoora Fadhfadhiistay,

0
Friday August 11, 2023 - 09:26:16 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aararkii Meeshay Ka Guureen,Atoora Fadhfadhiistay,

    Ildabaanay Weli Leeday,Intaan Elku Fogaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ildabaanay Weli Leeday,Intaan Elku Fogaan,



Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B},

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


Aadmigaan Oolin Karaynin,Ajalahii Baxayune,

Amaankeeni Xumaayo,Afduub Gaahay Amurti,



Ildabaanay Weli Leeday,Intaan Elku Fogaan,

Arrin Maha La Eegte, Arlada Maw Gurmatan,


Ayaantay Xaajo Adkato,Iyaga Afyaqaanaye,

Adunyaan Lagu Waarin,Waa Ayaanba Ayaan,


Alleh Haw Naxariistee,Iridii Way Furanyiin,

Alloowya Ifka Keena,Odayadii Naga Hoyday,


Atoora Dul Fadhistay,Aarki Meelu Ka Guuro,

Aad Baana Loo Tabaya,Idilkodba Dhamaan{Ahun},

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...