Dawlad Iyo Qabyaaladi,Waa Dabiyo Dhaxo,Dal Wadaagi Maayaan,

0
Friday August 11, 2023 - 09:22:20 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlad Iyo Qabyaaladi,Waa Dabiyo Dhaxo,Dal Wadaagi Maayaan,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B},


Dad Qabyaaladii Dilatayoy,Doorisaan Nahay,

Duniduba Waxay Diiday Baan,Dabadun Hayna,



Derjiyo Hadday Yeelanlayd,Dawlad Iyo Qiime,

Dayaxaanu Degilayn Anagu,Duni Horanteeda,


Dibudhaca Danseegeeda Iyo,Diradiraalaynta,

Dar Walaalah Bay Kala Disha,Daano Xumided,


Doqon Iyo Nin Liitaa Dugsada,Oo Ku Diirsada,

Diririyo Dagaal Hooyadeed,Darar Qabiileed,


Difaaciyo Hubkiisay Tahayo,Keli Ma Duulayo,

Dabadu Cid Geliya Marakay,Darantay Waaqi,


Dabku Ololiyana Kuma Gubte,Duul Kala Gala,

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...