Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Halis Ku Ah Somaliland La Gaadhay Hay'adda Duulimaadyada Ee ICAO

0
Saturday June 29, 2019 - 15:17:22 in News by
  • Visits: 4287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Halis Ku Ah Somaliland La Gaadhay Hay'adda Duulimaadyada Ee ICAO

    Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Halis Ku Ah Somaliland La Gaadhay Hay'adda Duulimaadyada Ee ICAO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Halis Ku Ah Somaliland La Gaadhay Hay'adda Duulimaadyada Ee ICAO


Muqdisho(HWN):-Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa shaacisay heshiis ay la gashay hay’adda duulimaadyada aduunka ee ICAO iyo IATA.


Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada ee dawlada soomaaliya ayaa sheegtay in heshiiskan ay la gashay ICAO iyo IATA uu dhaqan galayo 30-ka bisha July isla markaana ay kula wareegayso dhamaan dakhliga ka soo xarooda hawada soomaaliya oo ay ku jirto somaliland.




Dawlada soomaaliya oo hore ula wareegtay maamulka Hawada ayaa haatan ay hay’adda duulimaadyada aduunka ee ICAO u gacan galisay dakhliga ka soo xarooda maamulka hawada dalkii laysku odhan jiray soomaaliya.


Heshiis ay hore dawladaha soomaaliya iyo soomaaliland uga gaadheen maamulka hawada iyo dakhliga ka soo xaroonaya ayaa burburay, xukuumada somaliland-na ilaa hada kamay hadlin talaabada ay qaaday hay’adda ICAO ee ay dakhligii hawada dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ugu gacan galisay xukuumada muqdisho.


Loading...
Loading...