Waxaan Idin Su'aalaya 2 Su'aalood. Waxaana Jeclahay Qof Walbo Oo Idinkamida Inuu Faalo Ii Reebo.
1: Waa Maxay Waxa Sababay. In Aan Hormari Weeno Dowlad Ahaan Io Shacab,
Wadankeena Waxuu Ku Liita 2_Daaan,
Hadii Ay Dowladii Fashilmatay. Shacabka Io Bulshada Wadanka Iska Leh Ayaa Looga Baahna Inay Isku Tashadaan Oo Wadankooda Hor Mariyaan. Dhan AMNI Io Dhan DHAQAALE.
Balse Waxaan Dhihi Karaa Dowladii Io Bulshadii 2_Duba Way Isku Dul Fashilmeen
2:- Waqtiyadaan Dambe Waxaa Soo Batay Oo Heerki Ugu Xumaa Maraayo Waxa La Dhaho QABIILEESI / REER HEBEL.
Xiliyadii Hora Waxuu Ku Koobna Arinkaan Dadka Da'doodu U Kaween Tahay 40+,,.
Balse Laga Soo Bilaabo 2017 Waxuu Ku Xoogeesanaaya Dhalin Yaradii Io Ubuxii Wadanka Usoo Baxaaya. Waxuuna U Faafay Sidii Cudur Saf Mar Ah..
Waxaa Arkeeesa School Ardayda Dhigato Dhamaan Ay Wataan . ????????????????????????. Laga Suubiya CALAMO Kala Duwan.
Kuwaa Oo Ka Turjumaaya Qabiilo. Waxaadna U Maleesa Ardaydaa In Lagu Dhahay. Waxaa Iskugu Faantan Qabiiladiina.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!