Xabsiga Lagu Sii Wadiyo Xadhiga Ka Xanaaqilaye,Xishood Baanu Garanahayn.

0
Sunday August 06, 2023 - 17:19:29 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xabsiga Lagu Sii Wadiyo Xadhiga Ka Xanaaqilaye,Xishood Baanu Garanahayn.

    Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}

 



Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

 

Xabsigaa Lagu Tuuray Iyo,Xadhigaa Ka Xanaaqi Laayoon,


 

Xuuralcayntaas Sii Hayene,Xishood Baanu Garanahayn,

 

Xaqdawr Bay Mudanyahiin,Xawalay Xoog Laguma Dayo,



 

Xariirbaba Loo Goglaayo,Xumaantada Looma Quudho,

 

Xaashe Ceeba Ka Qaadeen,Xadhiga Gabadhaas Xayiran,


 

Xurmeeya Hablaha Xorta Ah,Xaafido Xagal Daac Ka Jira,

 

Xubnah Weeyaan Jidhkeena,Xaggnaba Uga Maarmimayno,


 

Xiliyo Waa Hooyadeeno,Xanaanayna Inooga Baahan,

 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...