Daahir rayaale, muuse biixi, ma siiyay talo isagu uu soo tijaabiyay mudadii uu xilka hayay oo uu faa'iido ka gaadhay ???
Daahir Rayaale wuxuum/wayne ahaa 8-sanolaba bilood iyo24-maal-mood talada uusiiyay m/wayne muusebiixi ee kusaabsan khilaafka doorashaduma tahay tiiuu ku dhaqmijiray ???
Xeer 14/2001-kii wuxuudhigayay in 5-tiisanaba mar lafuro ururada saddex-diixisbi ee liisankaxisbinimo qaatay December2002-dii markii uguhoraysay somaliland waxayahaayeen kulmiye, udub, iyoucid, liisanka saddexdaaxisbi wuxuu ahaashan sano 2002-dii.........................2007-dii haddii xataa aanliisanka xisbiyada laguqorin maalinta uu dhacayowaxa xukumaya mudadaxeerka oo shansano ah waxaanuliisankii ay haysteen saddexdaxisbiba uu dhacaybishii December 2007-kii
Siyaasiyiin reer somalilandah ayaa samaystay urur siyaasadeedmarkii la gaadhaymudadii uu xeerkujideeyay rayaale wuxuuu taxaabay xabsi
Rayaale waxa ladoortay 14/04/2003-dii muddo xileedkiisu wuxuuku ekaa 14/04/2008-kii waxauu rayaale xisbiyadamucaaradka ah kaaqbalay 17/06/2007-kii inuu doorashada madax-tooyadaee ka danbaysata ururada uusoo horaysiiyo ta golayaashadeegaankana uu dibu dhigo
Rayaale wuxuu xisbiyadamucaaradka kulmiye, iyo ucid,ka aqbalay markiiay is doorteen49 xildhibaan oo xisbiyadamucaaradka ka soojeeday 28/11/2005-kii ooay qaateen saddexdiixubnood ee shi-gudoonkagolaha wakiilada
Rayaale wuxuu aqbalayin saddex xisbioo uu liisankoodudhacsan-yahay laba sanoiyo badh aygalaan doorasho m/wayne26/06/2010-kii waana lagaga guulaystaysababta uu sidaau yeelay waxayahayd in rabitaankashacabku oo ahaadoorashada madax-tooyada oohaddii uu ishor-taago uu arkayaydhibaatada ka dhalankarta
Rayaaletallaabooyin badan oohalkan aanan ku sookoobi karin ayuudalka ku maamulijiray wax-yaabahaas oo dhanlaguma tilmaami karoin ay tanaasulahaayeen laakiin waxauu eegay rabitaanka ummadaoo haddii uuis hor-taago ayu muuqatay dhibaatooyinka dhalan kara
Hadabam/waynihii hore daahirrayaale isaga oola talinaya m/waynahasomaliland ee haddaxilka haya muusebiixi markii uukala talinaayay arimahadoorashooyinka ee cakiranwuxuu yidhi
Xeekii ururada adigusoo curi adigaoo raacaya qaraarkii maxkamadasare iyo mudayntiiuu soo saaray komishanka doorashooyinku oobishan yay kuladhaafin una gudbigolaha wakiilada iyagunasida ugu dhakhsahabadan ha uansixiyaan oo bishanyay la dhaafin
M/wayne muuse biiximarkii uu go'aansadayin uu furoururada waxa lagajoogaa muddo dhan sanadiyo sagaal biloodama 21-bilood hadabarayaale waxaan xasuusinlahaa intan aadkula talisay m/waynahaxilka haya muugaran-waayin ee waxahor-taagan dhibaatooyinkii markiiaad kursiga kufadhiday ku hor-taanaaiyada oo aadwax ka yar50% aad kudhaqmi jirtay sharcigaqoran inta kalewaxaad ku wadayrabitaanka shacabka, iyosulux, ah wixiilagu heshiiyo
Sidoo kale m/waynihiihore rayaale mudadiiuu xilka hayaywuxuu qabtay afardoorasho oo dhammaantood heshiislagu ahaa majirto hal maroo uu rayaaleqabtay doorasho aanheshiis lagu ahaynmuuse biixina wuxuukula taliyay inuu qabto doorasho aanheshiis lagu ahayn
Sidoo kale m/waynihiihore daahir rayaalekama hadal halkaay sartu ka qudhuntay oouu si fiicanu garanayo iyocidii isa saartaylabada doorasho iyowixii la yeelijiray marka ayisku beegmaan labadoorasho oo kuwankhilaafku ka taaganyahay oo kaleah
Waxa QorayC/risaaq Suudi Nuur
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!