DEG DEG Shir Culus Oo Beesha Garxajis uga Socda magaalada Hargeysa  Iyo waxyaabaha lagaga hadlay shirka

0
Thursday August 03, 2023 - 19:43:12 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 4852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Shir Culus Oo Beesha Garxajis uga Socda magaalada Hargeysa  Iyo waxyaabaha lagaga hadlay shirka

    Shirka oo socday maalmihii u danbeeyay ayaa la sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka oo socday maalmihii u danbeeyay ayaa la sheegay



Shir balaadhan ayaa haldoorka iyo qoor-waynta Beesha Garxajis uga socda magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hotelka Ambassador, kaas oo la sheegay inay kaga arinsanayaan xaaladaha dalka ka taagan.

Shirka oo socday maalmihii u danbeeyay ayaa la sheegay in ujeedada ugu wayn ee lagaga hadlayaa ay tahay jabhada Buurta Gacan Libaax ee uu sababay khilaafka siyaasi ah ee dhinaca doorashooyinka la xidhiidha, iyadoo raga buurta galay ay ka soo jeedan beeshan shirku u socdo.


Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay, balse ila xogagaal ah oo hadhanaag news ka heshay shirkan ayaa u sheegay in badi haldoorka beeshaasi aanay u kala hadhin, lana filaaayo inay qodobo xasaasi ah ay kasoo saari doonaan maalmaha soo socda, kuwaas oo salka ku haya mawqifka beesha ee jabhada iyo muranka doorashooyinka.
Loading...
Loading...