DEG DEG Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Dalka ku soo Dhaweeyay Wefti uu Hoggaaminayo Dhiggiisa Itoobiya

0
Thursday August 03, 2023 - 10:25:12 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1093
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Dalka ku soo Dhaweeyay Wefti uu Hoggaaminayo Dhiggiisa Itoobiya

    Wefdiga ayaa Muddada ay jogaan Kullamo iyo shirar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefdiga ayaa Muddada ay jogaan Kullamo iyo shirar



Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed oo ay wehelinayaan, Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiisa iyo Safiirka Somaliland u Fadhiya dalka Itoobiya,ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport, ku soo dhaweeyay Wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka Dalka Itoobiya Mudane Dr Alemu Sime.



 

Wefdiga ayaa Muddada ay jogaan Kullamo iyo shirar la qaadan doona Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda ee ka shaqeeya Kaabayasha Dhaqaalaha.


 

Sidoo kale Wefdigu wuxuu Muddada uu joogo Safar shaqo ku tegi doonaa Dekedda Caalamiga ah ee Berbera Port iyo Goobaha kale Kaabeyaasha Dhaqaalaha.

Loading...
Loading...