Waa Kuma Jaamac Yaasiin

0
Tuesday August 01, 2023 - 11:35:18 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Jaamac Yaasiin

    SSC-Khaatumo Waxaa uu u taaganyahay jagada gudoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SSC-Khaatumo Waxaa uu u taaganyahay jagada gudoomiyaha



Jaamac YaasiinWarsame oo ah nin dhalinyaro aqoonyahan ah da’da yar ee Hogaanka

SSC-Khaatumo Waxaa uu u taaganyahay jagada gudoomiyaha golaha dhexe ee hogaanka SSC-Khaatumo


Waxbarashadiisa badankeedii wuxuu ku qaatay dalka gudihiisa , waxyaabihii uu bartay waxaa ka mid ah :



1: Shareecada islaamka.

2: Maamulka iyo Maaraynta.

3: Xalinta khilaafaadka bulshada .

Wuxuu kasoo shaqeeyey dalka 12 kii sanee u danbeeyey:


1: Waxbarashada Dugsi hoose ilaa Jaamacad isagoo bare ka soo noqdey Jaamacado kala duwan.

2: Dacwada iyo faafinta afkaarta toosan ee Islaamka

3: horumarinta arimahabulshada.

4:Arimaha Samafalka.

5 : Diibu u heshiinta iyo xalinta khilaafaadka beelaha.

6:Wuxuu gudoomiye ka soo noqdey Xafiisyo kala duwan oo ay ugu danbaysay Xafiiska Dacwada gobolka Sool .

Waxaa uu xidhiidh Wada shaqyneee oo fiican la leeyahay qaybaha kala duwan ee bulshada sida:


A: Dhalinyarada.

2: Culimada

3: Bahda dhaqanka.

4: Aqoonyahanka.

5: Halgayaasha


Jaamaca Yaasiin Warsame wuxuu door wayn ka qaatay Jalganka SSC tan iyo bilowga isku dayadii hore ee SSC-Khaatumo illaa kii u danbeeyey ee hada ee guulaystay , Wuxuu sidoo kale Ka qayb galey dhamaan dagaaladii lagu difaacayey Laascaanood , iyo dedaaladii lagu xoojinayey halganka SSC.


Ugu Danbayntii ,Jaamac Wuxuu ka codsanayaa dhamaan xubnaha Hogaanka SSC-Khaatumo inay codka siiyaan si uu ugu hogaamiyo Hogaan Wanaagsan oo la hubo kuna dhisan Raali gelinta Alle SW iyo tan bulshada SSC-Khaatumo .


Allaa Mahad leh .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...