Sadaqada Iyo Faa,Idadeeda.

0
Tuesday August 01, 2023 - 10:55:43 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 3419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sadaqada Iyo Faa,Idadeeda.

    Hadh iyo hoos ayey qiyaamaha u noqota dadka, jawharad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadh iyo hoos ayey qiyaamaha u noqota dadka, jawharad



"Fadliga iyo faa'idada ay sadaqadu leedahay waxaa ka mid ah in ay tahay cibaadada ugu wanaagsan ee Alle loogu dhawaado, cadhadda iyo ciqaabta Allena damisa, cudurka iyo caydha suulisa, cimriga qofka dhowrta, cadowga ka caabisa, carruurta barakaysa, cuud iyo calaf weyna lagu helo.


Hadh iyo hoos ayey qiyaamaha u noqota dadka, jawharad Jidka siraad lagu dhaafo weeye jahannabana lagaga badbaado,



Jannada Rabbina lagu galo, qiimaha iyo qaddarka ay leedahayna waxa inagaga filan in Salaadda iyo Soonka ay tahay sadaqadu ta saddexaad ee Alle ku ladhay!


Qof kaste qabriba sugaya wixi qadarkiisa ah Bixiyo maalin aynu ka baahi badannahay ayaa Iman doonta'e."

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...