Madaxweyne Khibrada iyo Aqoonta Raac Ciyaalka Fb Ee MadaxtooyaddaAad Keentay Daadii

0
Friday June 28, 2019 - 16:29:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Khibrada iyo Aqoonta Raac Ciyaalka Fb Ee MadaxtooyaddaAad Keentay Daadii

    Madaxweyne Khibrada iyo Aqoonta Raac Ciyaalka Fb Ee MadaxtooyaddaAad Keentay Daadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Khibrada iyo Aqoonta Raac Ciyaalka Fb Ee MadaxtooyaddaAad Keentay Daadii '' Muuse Bixii  iyaa go'aan iyo geesinimo leh beenowday   Muuse Bixii Iyaa Dal iyo Dadba  Geed iyo Dhagax yaqaan beenowday ''


Horta mamuulka ama xukuumadda Madaxweyen Muuse Bixii Cabdi waxay ka socon la'dahay nasiib darro wasiiro aan lahayn tayo, iyo  Kooxo dhallinyaro baraha bulshada wax ku qora oo guulwadeeyn hab reereysan wax ku taageera mooyee aan lahayn khibrad waayo-aragnimo mamuul dowladeed.



Anigu waxaan aad uga damqada ugana naxaa markuu Madaxweyne MBC saameeyo isku shaandheyn  yar oo weyd ah laba  safiir kuxigeen ama laba Agaasime   sidii madaxweyneyaashii ka horreeyey ma saamayn karo Isku Shaandhayn golahiisa wasiiradda kor iyo hoos miisaan leh.

Oo Soo celiyaa rajada sumcadda iyo taageeradada hogaamintiisa Madaxweynimo. 

Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi shirbeeleedada sas buu ka qaadda wunna necebyahay diidanyahay,  bal'se isaguna Madaxweynahu karti  iyo xeelaad hoggaamin mideyn shacabweyne lama uu gole iman.




Abdi Jama  Hargeysa Somaliland
Political Observer
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...