Ujeedada Shir Gudida Fulinta Ee Xisbiga KULMIYE Uga Socda Maanta Hargaysa.

0
Wednesday July 26, 2023 - 10:09:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Shir Gudida Fulinta Ee Xisbiga KULMIYE Uga Socda Maanta Hargaysa.

    ''Waxaanay noqonaysaa markii labaad ee Beesha Habarjeclo…''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''Waxaanay noqonaysaa markii labaad ee Beesha Habarjeclo…''


Hargaysa (HWN) Guddida fulinta xisbiga Kulmiye ayaa maanta kulan Hargeysa ku leh, waxa ay ka doodayaan shirka golaha dhexe ee xisbigaasi oo lagu qaban doono Burco.

 

wasiirka  arrimah gudaha Maxamed Kaahin, ayaa lagu wareejinayaa Kulmiye, bishan soo socota dhexdeeda ayaa shirka Golaha dhexe Burco ka furmi doonaa.

 

Lama hubo in uu Muuse Biixi ku wareejinayo Gudoomiye-nimada xisbiga oo keliya iyo in uu raacinayo Musharaxnimada.

 

Tani ayaa Noqonaysa Balan hore ay ugaleen Beelaha Habarjeclo iyo Habar Awal xiligii uu Siilaanyo ahaa Madaxwaynaha oo uu filinayo Muuse Biixi.

 

Waxaanay noqonaysaa markii labaad ee Beesha Habarjeclo lagu wareejiyo Xisbiga Kulmiye.


Loading...
Loading...