Somaliya Oo Magacawday Xildhibaanada Uga Mid Noqonaya Baarlamaanka IGAD.
''Xubnahan ayaa loo gudbin doonaa Wasaaradda Arimaha Dibadda''
Labada Gudoomiye ee
labada Aqal ee uu ka kooban yahay Barlamaanka Soomnaaliya ayaa shan xildhibaan
u soo xulay inay kamid noqdaan Barlamaanka IGAD.
Shanta Xildhibaan
ayaa kala ah:
Xildhibaan
Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh
Xildhibaan Maxamuud
Axmed Aadan
Xildhibaan Maryan
Aweys Jaamac
Xildhibaan Maxamed
Cusmaan Cumar (Naastaro)
Senator Sareedo
Maxamed Xasan Jayte
Xubnahan ayaa loo
gudbin doonaa Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee
Soomaaliya, oo iyana u gudbin doonta Urur Goboleedka IGAD.
Loading...
Loading...