DEG DEG Fanaanka Qamar Suugaani Oo Lasiidaayay.
''Hada Qamar Suugaani waxa uu helay xoriyadiisii, waana la siidaayay''
Fannaanka Qamar Suugaani, oo lagu xidhay garoonka
Diyaraaha Hargeysa ayaa hadda ka soo baxay garoonka.
Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Hawada Somaliland
Cumar Sayid, ayaa sheegay in aan la
xidhin Fannaanka Balse muddo kooban la
hubinayay waraaqihiisa haddana uu ka soo baxay Garoonka.
Qamar oo ka yimid magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii
dambeeyay uu ku sugnaa ayaa xoguhu
sheegayaan in muddo kooban lagu xidhay garoonka, inkasta oo maareeye Cumar
Sayid xadhigaasi ku tilmaamay hubin la hubinayay waraaqihiisa.
Hada Qamar Suugaani waxa uu helay xoriyadiisii, waana
la siidaayay
Loading...
Loading...