Nalagu Qaldimaayo 10/3/019

0
Sunday March 10, 2019 - 15:25:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nalagu Qaldimaayo 10/3/019

    Nalagu qaldimaayo roog cas, nalagu qaldimaayo amiir na soo dhaweeya , nalagu qaldimaayo diyaarad khaas ah , nalagu qaldimaayo salaam aan niyo ahayn, oo istusid ah,iyo warbaahin caalamiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nalagu qaldimaayo roog cas, nalagu qaldimaayo amiir na soo dhaweeya , nalagu qaldimaayo diyaarad khaas ah , nalagu qaldimaayo salaam aan niyo ahayn, oo istusid ah,iyo warbaahin caalamiya

 


Sidaas darted ,madaxwayne ,madaxwaynahu waa in uu banana ka soo dhigaa meeshii uuu maray sanduuqii Somaliland loogu soo shubi jiray macaawinada ee imaaraadka ka furnaa, iyo halkii ay martay lacagtiiku jirtayba, waa in uumadaxwaynahu soo helaa dhisidii iyo balaadhintii dekada Barbara halka ay ku danbaysay , waa in uu soo helaa halka ay ku danbaysay hudheeladii la dhisaayey eek u xusnaa heshiiska, waa in uu soo helaa halka ay ku danbaysayheshiisyadii iyo qoraaladii laga in saxiyey barlamaanka,



Sidaas darted , hadii ay imaaraadku dhoolo tus siyaasadeed aanay ka ahayn yeedhmadani oo ay amiirkii qadar tii farmaajo lakulantay la dhig tahay. Taasi waa khiyaamo , laakiin waxaanu eegi doonaa bal kaabid ay ku sameeyaan miisaaniyada Somaliland .


Bal u fiirsada reer Somaliland yaman baan dagaal kula jiraa oo xulufada burburinaysa yaman ayaan ka mid ahay, barbarana waan horemarinayaa , miyaanay taasi ahayn yaan dhinacaa kale cid kale kaa soo weerarin deg ,waa subo salaax inta aan xudayda qabsanayo,

By: khaddar adam aw muuse

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...