C/rashiid Dahabshiil Oo Hambalyo Meher Udirtay C/raxmaan Maxamed Siciid & Marwadiisa Asma Maxamed. SAWIRO

0
Monday July 17, 2023 - 23:34:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/rashiid Dahabshiil Oo Hambalyo Meher Udirtay C/raxmaan Maxamed Siciid & Marwadiisa Asma Maxamed. SAWIRO

    ''Cabdirashiid ayaa ilaahay uga baryay qoyska cusub in ilaahay kadhigo qoyskii lagu badhaadho''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''Cabdirashiid ayaa ilaahay uga baryay qoyska cusub in ilaahay kadhigo qoyskii lagu badhaadho''


 

Maamulaha Guud ee shirkada Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa hambalyo maherwacan udiray Cabdiraxmaan Maxamed Siciid Dahabshil iyo marwadiisa Asma Maxamed Cismaan, oo meherkoodu maanta Hargeysa ka dhacay.

 

Mas’uulliyiin ka socda xukuumadda, xisbiyada, ururrada , safiirro, Salaadiin, ganacsato iyo haldoor kale ayaa ka qayb-galay madasha meherka.

 

Cabdirashiid ayaa ilaahay uga baryay qoyska cusub in ilaahay kadhigo qoyskii lagu badhaadho iyo wax tara dalka, diinta iyo Dadkaba.

 

Aamiin Aamiin

No description available.


No description available.


No description available.

No description available.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...