Dawlada Kenya Oo Ka Hadashay Kulan Dhexmaray Wasiir Faratoon Iyo Xoghayaha Joogtada Ee Wasaarada Arimaha Dibada

0
Thursday June 27, 2019 - 17:05:29 in News by
  • Visits: 4298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Kenya Oo Ka Hadashay Kulan Dhexmaray Wasiir Faratoon Iyo Xoghayaha Joogtada Ee Wasaarada Arimaha Dibada

    Dawlada Kenya Oo Ka Hadashay Kulan Dhexmaray Wasiir Faratoon Iyo Xoghayaha Joogtada Ee Wasaarada Arimaha Dibada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Kenya Oo Ka Hadashay Kulan Dhexmaray Wasiir Faratoon Iyo Xoghayaha Joogtada Ee Wasaarada Arimaha Dibada


Nairobi(HWN):-Dawlada Kenya ayaa ka hadashay kulan dhexmaray wasiirka arimaha dibada somaliland iyo xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha dibada Kenya.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit


Qoraal lagu baahiyey barta twitter-ka ee wasaarada arimaha dibada Kenya ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay kaga wada hadleen arimo la xidhiidha danaha labada dal.

Image may contain: 1 person, sitting

Qoraalka lagu baahiyey boga twitter-ka ee wasaarada arimaha dibada Kenya ayaa lagu yidhi "xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha dibada Kenya waxa uu kulan wada hadal ah la yeeshay wasiirka arimaha dibada somaliladn Yaasiin Xaaji Maxamuud.”

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Sidoo kale qoraalka ayaa intaas lagu raaciyey "Labada dhinac waxay falanqeeyeen arimaha la xidhiidha danaha u dhaxeeya labada iyo hababka lagu sii horumarin karo.”


Loading...
Loading...