Xildh. Khadar Guun Oo Sheegay In Muuse Biixi Dalka La Meeraysanayo.
"Aan idinla meeraysto, maamuus-na yaan waayine madaxwayne i dhaha''
Hargaysa (HWN)
Xildhibaan Khadar ayaa sheegay in Muuse Biixi Rabo in shacabka uu la meeraysto
isla markaana shacabku ay ugu yeedhaan madaxwayne.
Xildhibaanka ayaa
intaasi raaciyay in shacabku ka gilgilan doonaan la meeraysiga Muuse Biixi
Wado.
"Aan idinla
meeraysto, maamuus-na yaan waayine madaxwayne i dhaha. Intaaba Muuse Biixi ayaa
laga hayaa laakiin dhici mayso shacabkuna Wuu ka gilgilanayaaā€¯ Ayuu yidhi
xildhibaan Khadar Guun oo maanta Hargeisa lagu soo dhaweeyey.
Dadka dhaliila
siyaasada Muuse Biixi ayaa ku doodaya in Muuse uu ku guuldaraystay hagista
shacabka Somaliland isla markaana intii uu talada hayay dhibaatooyin badan oo
laga baaqsan karayay dalka ka dhaceen.
Loading...
Loading...