Emaratku Miyay Ogoladen In Pasaport Ka Somaliland In Wadankoda Lagugalo
Carabtu Markay Dan Inaga Leeyihiin Ayay Rog Cas Inoodhigaan Balse Iswaydi Emaratku Ma Ogolkaadeen
In Pasaport Ka Somaliland In Lagu Galo Wadankoda Ilayn Wataynu Wadankeni Aynu
Ka Xarashnee ,
,, Waliba Iminkana Waxa Loogu Yeedhay Madaxwaynaha Waxa Weeye Si Ay Dekedii Iyo EripotkeeniiAynu Ka Xaraashnay Ugu Darsadaan Inay Macdanta Ugurtaaan Iyadoo Loogu Yeedhayo In Debeda Loo Iibgaynayo Macdanta Wadankeena Daadsan
Balse Waxaynu Eegnaa Waa Maaweeladii Iyo Beentiii Loosheegi JirayMuwaadiniinta Guryo Noqoshada Madaxwaynaha Iyo Waftigiisa
By- Qalinkii Ahmed Lababaale
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...