War Deg Deg Ah:-Xukun Lagu Riday Masuul Ka Tirsan Waddani Iyo Eedaymo Lagu Waayey

0
Thursday June 27, 2019 - 11:10:27 in News by
  • Visits: 4618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xukun Lagu Riday Masuul Ka Tirsan Waddani Iyo Eedaymo Lagu Waayey

    War Deg Deg Ah:-Xukun Lagu Riday Masuul Ka Tirsan Waddani Iyo Eedaymo Lagu Waayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xukun Lagu Riday Masuul Ka Tirsan Waddani Iyo Eedaymo Lagu Waayey


Hargeysa(HWN):-Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun ku riday gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo xidhan in ka badan 50 cisho.

Image may contain: 1 person, smiling, sitting


Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa gudoomiye Maxamedsidiiq Dhame ku xukuntay lix bilood oo xadhig ah iyada oo u cuskatay aflagaado ay sheegtay inuu kula kacay madaxweynaha somaliland.


Gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani ayaa lagu waayey eedaymo xeer ilaalintu u soo jeedisay oo la xidhiidhay kicin dadweyne iyo xaaladii deg dega ahayd ee lagu soo rogay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.


Dhinaca kale xeer ilaalinta eedaynaysay gudoomiye Dhamme ayaa racfaan ka qaadatay xukunka lagu riday taas oo ay ka garnaqi doono maxkamada racfanka ee gobolka Maroodijeex.



Loading...
Loading...