Faah Faahino ka soo baxaya Doon ku degtay Xeebaha Puntland

0
Thursday June 29, 2023 - 10:05:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1024
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahino ka soo baxaya Doon ku degtay Xeebaha Puntland

    Doontan oo shamiinto ka soo qaaday dalka Yemen kuna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doontan oo shamiinto ka soo qaaday dalka Yemen kuna



Wararka ka imaanayaGobolka Bari ayaa sheegaya in ay degtay Doonta Shamis4 oo u raraneyd ganacsato Soomaaliyeed Taas oo ku degtay ku degtay xeebaha Gobolk Bari puntland .


 

Doontan oo shamiinto ka soo qaaday dalka Yemen kuna sii jeedda Dekadda Boosaaso ayaa ku degtay meel 60mile u jirta xeebta magaalada Boosaaso.



 

Wararka ayaa sheegaya Shaqaalaha saaran doonta oo soo hadlay ay dalbadeen in gurmad deg deg ah loo sameeyo sida laga soo xigtay ganacsatada doonnidu u raraneyd qaarkood,mana jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Puntland ee la xiriiraa Doonida degtay.

Loading...
Loading...