Qofka waani adigoon ceebayn u gafin kuna qaylin.

0
Tuesday June 27, 2023 - 11:37:28 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofka waani adigoon ceebayn u gafin kuna qaylin.

    Taasi maaha Waxan aniga iyo qof kale ba samaynay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taasi maaha Waxan aniga iyo qof kale ba samaynay



Markad aragto qof danbi ama khalad ka dhacay balse ad is tiraahdo khaldkan ( af baad wax uga qaban karta ) waxa wanagsan inad marka hore hadalkaga gogol xaadh ( afeef ama hordhac yar ) Iso yeeshid ee isla markaaba aadan qofka wad khaldan tahay kula boodin, marka hore sharaxad yar oo xaga dambigas ama khaladkas ku saabsan sii , dhibaatoyinka uga iman kara hadda iyo hadhowba.



Taasi maaha Waxan aniga iyo qof kale ba samaynay ee wa sida Anbiyadi Ilahay soo dirayay ay wax sheega iyo fafinta dacwada ku bilabi jireen, Rabbi ( سبحانه وتعالى ) asago nabi Muuse iyo walalki Harun la hadlaya wuxu yidhi " ( فقولا له قولًا لينا لعله يتذكر او يخشى ) kula hadla qowl dabacsan oo naxarisi ka muuqato waxa laga yaba inuu is xasuusto ( danbigiisa garowsado) ama uu cabsi alle dareemo "


Haddi fircoon oo ah kii ugu qalafsana uguna caasi sana inta bani adam aduunka timid la yidhi si dabacsan Ha loola hadlo maxad u malayn dadka kale !.


 

MahadsanidinMarkad aragto qof danbi ama khalad ka dhacay balse ad is tiraahdo khaldkan ( af baad wax uga qaban karta ) waxa wanagsan inad marka hore hadalkaga gogol xaadh ( afeef ama hordhac yar ) Iso yeeshid ee isla markaaba aadan qofka wad khaldan tahay kula boodin, marka hore sharaxad yar oo xaga dambigas ama khaladkas ku saabsan sii , dhibaatoyinka uga iman kara hadda iyo hadhowba.


Taasi maaha Waxan aniga iyo qof kale ba samaynay ee wa sida Anbiyadi Ilahay soo dirayay ay wax sheega iyo fafinta dacwada ku bilabi jireen, Rabbi ( سبحانه وتعالى ) asago nabi Muuse iyo walalki Harun la hadlaya wuxu yidhi " ( فقولا له قولًا لينا لعله يتذكر او يخشى ) kula hadla qowl dabacsan oo naxarisi ka muuqato waxa laga yaba inuu is xasuusto ( danbigiisa garowsado) ama uu cabsi alle dareemo "


Haddi fircoon oo ah kii ugu qalafsana uguna caasi sana inta bani adam aduunka timid la yidhi si dabacsan Ha loola hadlo maxad u malayn dadka kale !.

Mahadsanidin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...