Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaadhi

0
Wednesday June 21, 2023 - 18:16:40 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaadhi

    "kadib markii ay isku dhaceen baabuurkiisa iyo gaadhi kale"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"kadib markii ay isku dhaceen baabuurkiisa iyo gaadhi kale"


 

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Siciid Cabdisamad Cudhay oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa dhaawac uu ka soo gaadhay shil gaadhi oo uu galay, kadib markii ay isku dhaceen baabuurkiisa iyo gaadhi kale.

 

Xildhibaan Siciid Cudhay ayaa xaaladiisa lagula tacaalaya cisbitaalka wayn ee Magaalada Hargeysa.

Alle ha caafiyo.




Loading...
Loading...